Muqdisho: December /9/2021 Waxaan ka tagay shaqadii Arlaadi Media oo aan ka shaqeeynaayey bartamihii 2019 xiligaasi oo Arlaadi ku shaqeyneysay Websate Twitter iyo Facebook oo kaliya mudadaas waxay soo martay marxalado kala duwan, Decembar /10/2021 waxaa si rasmi a…
MARKA: June: 11/2021 Halkan waxaa inta u dhaxeeysa Degmada Marka iyo Degaanka Ceel wareegow waxaa sawirka igu weheliya Walalkey Jaabir Baakaay, waxaan la soconay Booqasho Gudoomiyaha Degmada uu ku tagaayey halkan waxaana uu ka hadlay Xaalada degaanka iyo ka xoreynta…
Muqdisho: December/4/2021, Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa caawa waxaan ka guddoomay shahaadadeyda tababarka IVLP oo ay bixisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka kaasoo aan qaatay bishii May 17 illaa June 28 ee sann…
Muqdisho: December /7/2021 Waxaan ka qeyb galay Shir jaraaid oo ay qabteen Safiirka UK Marwo Kate Foster, iyo Ku xigeenka Safiirka Mareykanka Marwo Colleen Crenwelge, waxayna kaga hadleen Doorashiiyinka dalka, Warbxintii maalintaas aan ka diyaariyey waxag aheyd sida…
Muqdisho: November/ 25/ 2021 Waxaan Xafiiskiisa wareysi aan kula yeeshay Gudoomiyihii hore ee dalka Mohamed Sheikh Osman Jawaari oo aan ka wareystay Doorashooyinka iyo waxyaabihii uu kala kulmay magalada Baydhabo, Gudoomiye Jawari ayaa ii sheegay in si cad uu Mada…
Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif sheikh Ahmed ayaan kula kulmay Xarunta Warteelka Arlaadi Taariikhda October/16/2021 waxaa na dhexmaray Kaftan iyo Sheeko ka dib waxaa uu inoogu hambalyeeyey furitaanka Arlaadi
Dalka waxaa ka bilowday nooc doorasho loo maleeyo balse aan aheyn doorashadii la yaqaanay, tan kuwii ka horeeyey Siyaasiyiinta xil-doonka ah ee falaqeeya arimaha doorashooyinka ayey ku shegeen in tani ay tahay mid ku cusub saaxada siyaasada Soomaalida, July,2…
Waxaan ka qeyb galay Tababar looga hadlaayey Tebinta Wararka Xuquuqul Aadanaha kaasi oo ka dhacaayey Hotel Armaan oo ku yaala magalada Muqdisho, intii u dhaxeeysay 28-30 July 2021 waxaan ku baranay aniga iyo Suxufiyiin bdan oo ka howl-gala Idaacadaha Telefishanad…
si ay u wada hadlaan Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa xumaa labadii sano ee la soo dhaafay. Sanadkii hore Soomaaliya ayaa xiriirka u jartay Kenya kaddib markii ay ku eedeysay in ay faragelin ku hayso arrimaheeda gudaha, waxaase xir…
The Somalia 2020 HRP targets 3 million people out of a total of 5.2 million people in need (PiN). The total number of people in need has increased by 19 per cent (one million people), from 4.2 million in 2019 to 5.2 million in 2020, while people targeted for assistan…
historically it's been agreed that medina charter stands both as the first and the oldest constitutional document in which prophet Mohamed (scw) constructed after his Hijrah with the Jews clans of medina in AD 622. however, since that day and even after the forma…
Writing for Broadcast Journalist | M24 TV | Former Head of News & Senior Correspondent Arlaadi News & Member Somali Journalists Syndicate - SJS | Fomer RTN SomaliTV & Five Somali TV
قال المرشح الرئاسي المعارض عبد الرحمن عبد الشكور ورسامي إنه عقد اجتماعاً مع رئيس الوزراء روب في مكتبه وناقش الأوضاع الحالية لمقاربة الانتخابات ، بعد وقت قصير من رفض رئيس الوزراء دعوة الرئيس فارماجو. pic.twitter.com/uBGAEXCLui
— Hussein Ali Gesey 🇸🇴 (@HusseinGeesey) August 9, 2021
Follow Us