Muqdisho:  December /9/2021 Waxaan ka tagay shaqadii Arlaadi Media oo aan ka shaqeeynaayey bartamihii 2019 xiligaasi oo Arlaadi ku shaqeyneysay Websate Twitter iyo Facebook oo kaliya mudadaas waxay soo martay marxalado kala duwan,

Decembar /10/2021 waxaa si rasmi ah ugu biiray  M24 TV oo Xaruntiisa tahay magalada Muqdisho  waxaan ku qoranahay, Barnaamijka Dunida iyo Maanta, Barnaamijka Ganacsiga, Barnaamijka Doorashooyinka iyo Wararka Arbaco Jimco Talaado,

                       Pictures: Hussin Ali Gesey