Muqdisho: December/4/2021, Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa caawa waxaan ka guddoomay shahaadadeyda tababarka IVLP oo ay bixisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka kaasoo aan qaatay bishii May 17 illaa June 28 ee sannadkan 2021,
Waxaan u mahadcelinayaa Ustaad Abdalle Ahmed Mumin oo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka u soo wakiilatay ayaan ka Gudoomay,
0 Comments