MARKA: June: 11/2021 Halkan waxaa inta u dhaxeeysa Degmada Marka iyo Degaanka Ceel wareegow  waxaa sawirka igu weheliya Walalkey Jaabir Baakaay, waxaan la soconay Booqasho Gudoomiyaha Degmada uu ku tagaayey halkan waxaana uu ka hadlay Xaalada degaanka iyo ka xoreynta Al Shabaab