Muqdisho: November/ 25/ 2021 Waxaan Xafiiskiisa wareysi aan kula yeeshay Gudoomiyihii hore ee dalka Mohamed Sheikh Osman Jawaari oo aan ka wareystay Doorashooyinka iyo waxyaabihii uu kala kulmay magalada Baydhabo,  Gudoomiye Jawari ayaa ii sheegay in si cad uu Madaxweynaha Koonfur galbeed CabdiAziz Laftagreen kursiga tirsigiisu yahay  Hope #103